Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Ka Dahashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho + Muuqaal

Muqdisho (Dhamays)- Inta la Ogyahay 7 qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay magaalada muqdisho ee Caasimada soomaliya halka Tirada dhaawacana aan wali la xaqiijin, Faah-faahinta Warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal