Hargeysa (DMG)- Kalfadigii13-aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa Dood Iyo Falanqayn Kadib Lagu ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017, Gurmadka Abaaraha Iyo isku Badalka Guddiyada Golaha Deegaanka, Faah-faahinta warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.