Jawaab Kulul oo uu Madaxweyne Biixi ka bixiyay hadal dhawaan Cabdiraxmaan Cirro ka soo Yeedhay

Hargeysa (Dhamays)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb galay Daahfurka Xarunta Maareynta Biyaha hoose Iyo Biyo Xidheenada ee Wakaalada Biyaha Hargeysa ayaa waxa uu Madaxweynuhu Jawaab adag ka bixiyay hadal Dhawaan ka soo yeedhay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani.

Open chat
soo dhawoow walaal