Hargeysa (DMG)- Guddomiyayaasha Sadexda Xisbi Kulmiye, Ucid Iyo Waddani ayaa ku Kala Aragti Duwanaaday Dib U Dhacada ku Yimid Arimaha Doorshada.
Waxa Kale Oo ay Madaxda asxaabtu Ka Midaysnaayeen Taakulaynta Iyo Gurmadka Abaaraha Baahsan Ee Dalka Ka Jira, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.