Hirdanka Siyaasadeed ee Somaliland Iyo hadalo dhiilo-leh oo Siyaasiyiin Hawada Isu marinayaan

Hargeysa (Dhamays)- Madal Dhaqan oo Meher ahayd ayaa mar qudha isu badeshay meel Siyaasadeed kadib markay ku murmeenn Madaxda Xisbiyada Macaaradka iyo Siyaasiyiin hore, Faahfaahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo