Heesahan-bay Dhegaystaan Beelaha Somaliland !

Reeraha Somaliland Dega  reer waliba Xilligan wuxuu ku heesaa ama dhagaystaa  Hees uu qaado  Fanaan ay isu reer yihiin.

Waa Sheeko Xiise iyo Xamaasad labadaba naftaada ku abuuri karta, ninka sheekadan curiyay ayaa ku saleeyay  13  reer  shaxdan dareen-awaalka ah qabiil kasta iyo  waayihiisa uu laabta ku haysto.

Qoraaga sheekadini  wuxuu soo bandhigay  magac reer iyo magac Fanaan isla reerka ah iyo heesta uu qabiilkiisu ugu jecelyahay heesaha uu  ku luuqeeyo Sanadkan Sabantiinka ee lagu jiro ….Wuxuu ku bilaabay sidan hoos ku qoran

1-Faysal Cumar Mushteek ( Lacagay Lacagay Dadka kala labeeyay…..) Sacad muuse

2-Saynab Cige (Cirradiiyo Jacaylkii Kala Caaganaan jiray anaa cawaa labadaba lacaway simaayee …) habarjeclo

3- Maxamed .Nuur Giriig (Gam'ayee Hurdada Dheer.. ) Warsangeli

4-Fadumo C.Maandeeq ( Ma Jinbaa ma Jaanbaa Mise jaah wareer bay Arrintaydu joogtaa……… )  Arab

5-Saado C. Warsame ( Hadaba Waatane ibtilo Inaga Afgarad Yaa inoo sameeya)  Dhulbahante

6-Maxamed Mooge (Abidkayba Waan Jiray Jab Intuu Dhacaayee …………….      ). Ciidagale

7-Maxamed Ahmed Kuluc (Hadaan Baaxad Leeyahay Badda soo Ma jiidheen………………. )   Habaryoonis

8-Hibo Nuura ( Samaantiyo Nolosha fiican,  si aan ugu Wada dhaqaaqno sidoodaan yeelaaya…… ) Samaroon

9- Abu-Raas ( Inkastoonan sababtiyo, Sidaan kuugu imidiyo, Si wacan uba garanayn……..) Toljecle

10- Axmed Good Shinbir (Habeenyohow aniga ii hiilisee Hoodiyo cawada Waanigaa helee Hashaan maali jiray Horraadada wacnayd Waanigaa hayee…… ) Ciise Muuse

11- Cali Cumar maydhane ( soojireen abwaaniyo suugaan yaqaanadu saw tay yidhaahdeen

Raga qaarna lama siro qaarna looma sacab tumo ee waa lasawasaweeyaa…… ) beesha Ciise

12 – Cumar Dhuule ( Anigiyo gacaladaydii hanaloo garnaqo ) Gabooye

13- Cismaan askari ( ninka ugu da'waynbaa dadka ugu ayaan daran ahay ah  maskaxdaa laga abaaroobay……..  )   Ayuubka

Waxaaa wacan   in aad rayyi ka dhiibato  sababtoo ah waa muhiim in aad nala wadaagto wixii kaaga baxay.

 

Fanaaniinta ilahay Naxristii Jano Haka Waraabiyo inta  dhimatay  inta noolaan aafimaad ha siiyo cimrigina ha u barakeeyo

Waa 13 Heesood ee markaad u fiirsato wadciga iyo waayaha inagu geedaaman ku taabanaya

 

Ahmed Mohamed Abdulrahman

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal