Hargeysa Oo Hanjabaad Culus looga diray Colaada ka Taagan Soomaaliya

Hargeysa (Dhamays)- Dagaalo Sababay Dhimasho, Dhaawac,Barakicinta Dad Rayid ah, Gubista Guryo Iyo Dhulbeereed ku Yaala Deegaanada Deefow Iyo kabxanlay ee gobolka Hiiraan ee dalka Soomaaliya hadaba Colaadan Foosha xun ee u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee Fiqi Axmed, Fiqi walaal & Xawaadle.

Hadaba Mujaahid Siciid Maxamed Xuseen oo ku magac-dheer mujaahid Siciid Indhool oo ka mid ahaa Halgamayaashii Ururkii SNM islamarkaana u dhashay Deegaanadaas ay colaadu ka Taagantahay ayaa shir jaraaid oo uu ku Qabtay Magaalada Hargeysa waxa uu baaq dheer oo nabadeed u diray Beelahan walaalaha ah ee dirirtu ku dhex marayso kabxanlay Iyo Deefow oo ka Tirsan Golbolka Hiiraan ee Koonfurta Soomaaliya, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose Hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal