Cabdiqaadir Aadan Carab, Axmed Rashiid Cabdi (Akram), Madar Cabdi Axmed, Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Mowliid Aadan Cumar, Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Cabdirisaaq Muxumed Qalinle (Itaqile), Siciid Maxamed Askar, Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Sacad Cabdiraxmaan Xasan, Cabdirashiid Cabdillaahi Aw Cabdi, Siciid Sheekh Maxamuud Daahir, Dr. Cabdiqaadir Maxamed Saleebaan (San-weyne), Cabdi Abokor, Cabdiraxmaan Maxamed Aw Muuse, Sucuud Cabdi Faarax, Eng. Axmed Maxmed Cabdillaahi (Beer-geel) iyo Guud ahaan Asxaabtu waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Samatar Maxamed Cabdillaahi (Ugaas)
iyo
Raxma Saleebaan Cismaan
Oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeysa 27 December, 2017, waxayna leeyihiin noqda labadii isku waarra ee Alle ubad khayr qaba kala siiya..Aamin..Aamin..Aamin