Guddoomiyaha Wargeyska Himilo Madar Cabdi Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Himilo Cabdiqaadir Aadan Carab, Madaxa Maamulka Wargeyska Himilo Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Axmed Cabdiraxmaan Cabdalle (Fadhi), Madaxa Iibka iyo Suuq-geynta Wargeyska Himilo Cabdi Cali, Mubaarig Gabbaaye, Mowliid Aadan Cumar, Maxamuud Sheekh Cali Walaaleeye, Siciid Maxamed Askar, Axmed Rashiid (Akram), Sacad Cabdiraxmaan Xasan, Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi, Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Cabdirashiid Muxumed Shaqalle, Siciid Maxamuud Daahir iyo Guud ahaan Asxaabtu waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan
Cabdiweli Aadan Jaamac
Iyo
Kaafiya Maxamuud Qasse
Oo Meherkoodu 6/07/2017 ka dhacay Magaalada Trollhattan ee Dalka Sweden, waxayna leeyihiin Noqda Labadii isku waarra ee ILAAHAY kala siiyo Ubad khayr qaba…Aamin..Aamin