Hambalyo Aroos Wacan

Sahra Jaamac tukaale iyo dhamaan reer jaamac tukaale, Ayaan Cabdilaahi Xasan, Cabdi Cabdilaahi Xasan , Sucaad Cabdilaahi Xassan, Xassan Jaamac Xassan, Hibaaq Jaamac Xassan,  Farduus Xassan Cabdi, Hoodo Cabdilaahi Xassan , Saado Axmed Xusseen iyo caruurteeda, Raxma Axmed Xusseen iyo caruurteeda, Caasha ruun  Axmed Xusseen iyo caruurteeda, Khadar Axmed Xusseen iyo caruurtiisa, Naasir Axmed Xusseen iyo caruurtiisa, iyo dhamaan reer Axmed Xusseen,  waxay ham balyo iyo bogaadin u dirayaan..

Muxumed Jaamac Tukaale

iyo

Hibo Maxamed Aadan

Oo ku aqal galay caasimadda Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland,  16/September /2017,  waxay Alle uga baryayaan inuu Arooskoodaas inuu Alle ka yeelo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba isku dhala,  Aamiin,  Aamiiin, Aamiiin, Aamiiin

 

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal