“Hadii Waxa Kale Muran Idika Galo, War Ma Waddada Ceerigaabo ayaad Garan weydeen reer Ceerigaabow” Wasiir Caddaani + Video

Hargeysa (Dhamays)- Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani, Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland ayaa Si adag ugu dhiiri galiyay Shacabka ku dhaqan Ceerigaabo inay Codkooda Siiyaan Xisbul Xaakimka Kulmiye, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal