“Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe

Gabiley (Dhamays)- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo socdaal ku tagay gobolka gabiley gaar ahaan magaalada Gabiley waxaanu siweyn u amaanay waxqabadka Maayor Maxamed-Amiin oo uu sheegay inuu ku dayasho mudan yahay.

sidoo kale gudoomiye Faydsal ayaa xubnaha cusub ee golaha Deegaanka degmada gabileyna uga digay inay ku mashquulaan Muran iyo yooyootan aan macno lahayn wakhti laga sugaayo hawlihii shaqo ee loo soo doortay, faahfaahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal