Guuldaradii Kulmiye ka Qabsatay Shirgudoonka Iyo Gudoomiye Saleebaan oo ka hadlay

Hargeysa (Dhamays)- Kalfadhiigii 76-aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu Shir gudoominaayay Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL ayaa markii u horeysay ka hadllay Doorashadii Shirgudoonka Golaha wakiilada iyo sidii looga guulaystay Xisbil Xaakimka Kulmiye ee ay uga Guulaysteen Isbahaysiga Mucaaradku.

Geesta kale Gudoomiye Saleebaan ayaa ka digay Xanuunkan dunida Naafeeyay ee Covid 19 ama karoona Fayras oo uu sheegay inuu soo laba kacleeyay isaga oo bulshada somaliland ugu baaqay in ay siweyn uga taxadiraaan xanuunkaasi.

ugu dambayn Mudane Saleebaan Maxamuud aadan ayaa waxa uu Xildhibaanada Golaha Guurtida ku amray inay si dhakso ah uga hawlgalaan Bariga Sanaag oo ay xaalad Nabadgalyo Daro ka Jiro, Faah faahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal