Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland oo uu Saaka Sirasmi ah uga bilowday Imtixaankii shahaadiga ahaa ee 2022.

Hargeysa (DMG)- Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka waxaa sirasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare fasalada afraad iyo dugsiga dhexe ee Fasalka 8aad.

Waxana Daahfuray bilowda imtixaanka shahaadiga ee ardayda Somaliland ee Sanadkan  Masuuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka, Wasaarada Waxbarashada iyo Maamulka Gobolada JSL, Faah faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal