“Guduudo Carwo Ayaa Aqalkii Laga Dumiyay Waanu Ka Naxnay” Xildhibaan Nacnac + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays)- Xildhibaan Axmed Madaxed Diiriye (Nacnac), Oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa ka hadlay Waddo Ay Dhawaan Dawlada Hoose ee Hargeysa Baneeyeen Taasi oo la sheegay Inay U Banaynayen hotelka Cali Jirde ee ay Marwada Madaxweynuhu Leedahay, Faah-faahinta Warkaasi HoosKa Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal