Hargeysa (Dhamays)- Muuse Biixi Cabdi, Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Xalay ka qayb galay Munasibad Lagu soo Bandhigaayey Buug Uu Qoray Pro..Maxamed Sicid Gees.
Xafladii Bandhiga Buugan Lamagac baxay Dharaaro-xusuustood oo lagu qabtay Hargeysa ayaa Dadkii Halkaai ka hadlay Waxa ka mid ahaa Muuse Biixi Cabdi oo ka Sheekeeyay Tariikhda uu Pro..Gees ku leeyahay Jamhuuriyada Somaliland, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.