Hargeysa (Dhamays)- Xubnaha Golaha Deegaanka Caasimmadda Somaliland ee Hargeysa Iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha ayaa Hadhimo Sharafeedka Ku qaabilay Xoghayaha Cusub ee Fulinta Dawlada Hoose ee Hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo.