Ganacsade Aadan Baradho Oo War farxad-leh u Sheegay Dadkii Masiibada Dabku ku habsatay ee Suuqa Waaheen.

Hargeisa(DMG)- Ganacsade Xaaji Aadan Axmed Diiriye Aadan (Baradho) oo kamida ganacsatada waaweyn ee jamhuuriyada somaliland oo caawa warbaahinta kula hadlay hoyga uu ka dagan yahay magaalada hargeisa waxaa uu murugada la qaybsaday dhammaanba ganacsatadii bulshada somaliland ee waxyeelada baaxada lihi kasoo gaadhay dabka qabsaday Suuqii ugu weynaa ganacsiga magaalada hargeisa ee waaheen, waxaanu ganacsaduhu hadalo isugu jira tacsi, dardaaran iyo waayeelinimo balaadhan u diray shacabka somaliland ee ay heshay masiibadaasi, Faah Faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal