”Gacanta Hore Waxaa Lagu Qaadayaa 6800, Gacanta Dambana 7000 Cidii Diida Waxay Wajahayaan Sharciga’ Guddomiyaha Banka Dhexe + Video

Hargeysa (Dhamays)- Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale) Guddomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ka hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga duulayo go’aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah, Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal