Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inaanay Aqbalayn Dib u Dhigista Dacwada Badda ee u dhexeysa Keenya

Muqdisho (Dhamays)- Md. Cismaan Abuukar Dubbe Wasiirka warfaafinta Soomaliya oo kulan warbaahineed Qabtay ayaa si adag uga hadlay Dacwadda Badda ee u Dhexaysa Soomaliya iyo Kenya taas oo uu sheegay inay Kenya Dalbatay in Dib loo dhigo.
Waxa kale oo uu wasiirku ka Hadlay Xaaladda Soomaliya ee wakhtigan Faahfaahinta Muuqaalka warkaasi oo dhamaystiran halkan hoose ka Daawo.

 

Open chat
soo dhawoow walaal