Dhageyso: Dood Xasaasi Ah Oo Dhex Martey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland + Gudoomiyaha Wakiilada Iyo Aqoonyahan Cabdi Ismaciil Samatar Oo Si Adag U Falanqeeyey Saldhiga Milatari

Hargeysa (Dhamays)- Doodan Xasaasiga Ah ayaa Dhex Martey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Iyo Gudoomiyaha Wakiilada ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cirro + Aqoonyahan Cabdi Ismaciil Samatar Oo Si Adag U Falanqeeyey Saldhiga Milatari ee Berbera, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal