Dawladda Oo Laga Codsaday Inay Gacan Ka Geysato Dhismaha Deyrka Xabaalo Ku Yaalla Arabsiyo

Arabsiyo (Dhamays) – Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa dawladda ka codsaday inay gacan ka geystaan Deyr la doonayo in loo sameeyo Xabaalo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Arabsiyo.

Xabaalahan oo muddo Nus Qarni ah ku yaallay Halkaasi ayaa Wada-tashi ka dib, waxa la isku afgartay in loo sameeyo Deyr ka ilaaliyo in Xabaalaha la dul-maro, waxaana Odayaal iyo Waxgarad Maanta Saxaafadda la hadlay ay Dawladda ka codsadeen inay Deyrkaa ka gacan siiyaan.

 Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

 

 

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal