Danyar waxa ku joogsaday kuwii jeeni qabanlaa. Jidgooyada Tujaartaa ka daran juhun Abaareed.

Ninba ninkuu ka jino roonyahay ayuu jiiqso leeyahay.
Waxa jiqilka lagu reebayaa jaaquf tag daran.
Danyar waxa ku joogsaday kuwii jeeni qabanlaa.
Jidgooyada tujaartaa ka daran juhun abaareed.
Gartuna waxay ku jiiftaa cishaba ruuxa jeeb madhan.
Waa qayb kamid ah gabayga Jartaale ee abwaan Cashuur.
Open chat
soo dhawoow walaal