Dab-qabsaday Qaybtii Koonteeenarada Ee Dekada Berbera Iyo Sababta

Berbera (Dhamays)- Dekada Berbera Qaybta Loo yaqaan Barxada Wajaale Oo Gubanayasa iyo Qiiqa Ololka Oo Cirka Isku Shareeray, Illaa Iminka lama garnayao waxa Gubanaya , Lamana Ogala Cid Gudahaha u gasha.

 

Dabkan Ayaa La arkay Uun Markii salaada Maqrib la Tukaday Wararka Debada Usoo Baxay Ayaa Tibaaxaya In Koonteenaro Meesha Yaalay Dab ka Dhashay, Taasina Aay sababatay Dabkaa Cirka Isku Shareeray, Goobtan Gubanyasa Oo Loo yaqaan Barxada wajaale Ayaa kaabiga Ku haysa , Haamaha Shidaalka Berbera, iyo Shirkadaha Keena Gaaska wax Lagu karsado , Dabcana Xarumo Khatar Isku Ah Ayaa Is Kulaalaya,

 

Maareeyaha Dekada Berbera Axmed Yuusuf Oo Khadka teloofanka Kula ugu Waramay Qaar kamid ah Warbaahinta Ayaa Sheegay In Aay wali Baadhayan waxa dabka Kiciyay,

 

 Waxanay Wararkii Udanbeeyayna Sheegayaan In Lagu Guulaystay Bakhtiinta Dabkaasi.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal