Daawo: “Wixii La Sameeyay 20-kii Febuaray 1982-kii (Dhagax-Tuurkii) Aynu Samayno Taas-baynu Magac Ku Helaynaaye” Mid Ka Mida Masuuliyiinta Waddani

Hargeysa (Dhamays)- Mid ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa si adag Uga hadlay xadhiga Maxamed Baashe Xaaji Xasan, Waxanu Yidhi, "Waxan Aaminsanahay In Ficil Inoo Yaalo, Oo Wixii La Sameeyay 20-kii Febuaray 1982-kii (Dhagax-Tuurkii) Aynu Samayno Taas-baynu Magac Ku Helaynaaye", Faah-faahinta warkaasi Hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal