Hargeysa (Dhamays)- Cismaan Cabdilahi Saxardiid Cadaani, Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyi-galinta Somaliland ayaa hanjabaad u Diray Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Soomaliga ah.
Geesta Kale Wasiir Cadaani Waxa uu ka Hadlay Suxufiyiin ay Xukuumadu Xidh-xidhay iyo Sababta Loo Xidhay,isaga oo Fariin Digniin ahna u Diray Warbaahinta kala Duwan ee Dalka Ka Hawlgasha, Faah-faahinta warkaasi Hoos ka Daawo.