DAAWO: Wasiir Ku-xigeennada Cusub Ee Qorshaynta Iyo Maaliyadda Oo Ka Hadlay Xilalka Loo Magacaabay

Hargeysa (Dhamays) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee cusub Eng. Xuseen Ibraahim Buuni iyo Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Maxamed Daahir Axmed ayaa ka Mahad-celiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xilalka uu u Magacaabay.

Labadan Wasiir ku-xigeen oo Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in Madaxweynaha cusub uu Xilal u igmado si ay Qaranka ugu adeegaan.

Halkan Hoose ka Daawo Hadalka Labada Wasiir ku-xigeen oo dhan

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal