Daawo: Siyaaradii Sheekh Yuusuf Al-kawniin oo lagu Qabtay Deegaanka Aw-Barkhadle +Sawiro Iyo Muuqaal

Hargeysa (DHN)-Siyaarada sheikh Yuusuf Alkawniin “sheikh Yuusuf Barkhadle” ayaa lagu qabtay deeganka Aw-barkhadle ee Dleedka Bari ee Magaalada Hargaysa.

Munaasibada siyaarada sheikh yuusuf barkhadle ayaa waxaa soo qaban qaabisay Xerta Qaadiriyada  Ee sheikh Maxamed Rabiic.

Culimadan Qaadiriyada ee kasoo qaybgashay siyaarada sheekha ayaa ka waramay doorkii uu ku lahaa Faafinta diinta islaamka ee deegaanada Soomaalida.