Sh. Aadan-Siiro Oo Dad Danyar Ah Gaadhsiiyey Mucawimo Loogu Soo Hagaajiyey + Daawo VIDEO

Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa deeq Raashin ah oo loo soo wakiishay gaadhsiiyey Dad danyar ah oo ku dhaqan Xaafadaha Hargeysa qaarkood.

Deeqdan Raashinka ah, ayaa waxa Sheekh Aadan-Siiro ku soo hagaajiyey Maamulka Masaajid ku yaalla Magaalada Toronto ee Dalka Kanada.

Deeqda Raashinka ah ee Dadka Danyarta ah loo qaybiyey ayaa Zakaatul-fidri loogu talo-galay Dadka Danyarta ah ee loo qaybiyey.

Warkaaso oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal