Daawo: Musharax Cali Cisman Xusen Guray Oo Cududiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Berbera

Berbera (Dhamays)- Musharax Cali Cisman Xusen Guray oo kamida musharaxiinta u Tartamaaya ka midnoqoshada Xildhibaanada Golaha Wakiilada, Gaar ahaan Gobolka Saaxil  isla markaana ka sharaxan Xisbiga Ucid ayaa Cududiisa Taageero Ku Soo Bandhigay Magaalada Berbera, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal