DAAWO: Maleeshiyaad Qabsaday Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Oo Uu Ka Dhoofi Lahaa Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle (Dhamays) – Madaxweynaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galayd iyo Wefti uu Hoggaaminayaa oo Safar ku tagi lahaa Dalka Jabuuti, ayaa lagu Xanibay Magaalada Buuhoodle, ka dib markii Shalay Maleeshiyaad la baxay Badbaadada Khaatumo ay is-hor-taageen inuu raaco diyaaraddii geyn lahayd Dalka Jabuuti.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal