Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Adam-Xaaji Maxamuud Xirsi (Sh.Adam-siira) Oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa khudbadii Jimcaha Kaga hadlay Xaalada Abaareed ee ka Jirta Somaliland iyo Sida Wax Looga qaban Karo, Faah-faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.