Daawo: Hooyo Danyar Ah Oo Sheegtay In Gurigeedii Dab La Qabadsiiyay Si Looga Raro, Baaqna U Dirtay Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa (DMG)- Khadiija Cilmi Aadam waxaa ay ka mid Tahay Hooyooyinka Ama waayeelka Jilicdasan ee ku nool Hargaysa Gaar ahaana Xaafadaha Calaamadaha, Hooyadn Masaakiinada Ah Oo Gurigeedii Laga Gubay Si Dhulkii Ay deganayd Looga Raro, Waxay Sheegtay In Ilaa sanadkii 2002 Lagu Dul Haysto Taasi oo ka mid Ah  Dhibaatooyinka Qarsoon ee Ka Soconaya Gudaha Caasimada JSL.

 

"Hooyo Hadaan Anigu Dulmi Ku Socdo Maxkamad Hala Isoo Taago,Odaygii Wuu Jiifaa Askari Buu Ahaa Ciidan,Waxaan Codsanayaa In La ii Gurmado Waayo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cai Wadadii Nimankii ka horeeyey ayuu Qaaday,waxbana iima Qaban", Faah-faahinta Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal