DAAWO: Hees Cusub Oo Fannaanada SAHRA HALGAN Ugu Dabbaal-degayso Xuska 18-ka May

Hargeysa (Dhamays) – Fannaanada Caanka Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Halgan), ayaa soo saartay Hees cusub oo ay ugu Talo-galay Dabbaal-degga 26 Guurada Madax-banaanida Somaliland oo Sannad walba la xuso 18-ka bisha May.

Heestan oo uu Curiyey Abwaan Maxamed Caddaani, ayaa waxa Sahra Halgan la qaadaya Marduuf oo ka mid ah Bahda Fanka iyo Suugaanta ee Somaliland.

 

 

 

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal