Hargeysa (Dhamays)- Mudane Buraale, Badhasaabka Maroodi-jeex ayaa Xadhiga ka Jaray xafiis Cusub oo la magac baxay Alkhayraad Transprtation Servieces kaas oo ka shaqeyn doona Diwaan-galinta Gaadiidka Iyo Rakaabka u kala goosha gobolada Dalka, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo.