Hargeysa (Dhamays) – Waxa Maanta Magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhaweeyay Fannaanka Cabdikariin Ismaaciil Muuse (Cabdikariin Raas) oo ka mid ah Fannaaniinta reer Somaliland.
Cabdikariin Raas oo Dalka Ingiriiska oo deggan yahay ka soo kicitimay, ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Fannaaniin iyo Qaar ka mid ah Dadweynaha ku dhaqan Caasimadda Hargeysa, kuwaasi oo sitay calanka Somaliland.
Warkaasi oo dhamaystiran Halkan Hoose Ka Daawo