Laascaanood (Dhamays) – Waxa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Heshiis Iskaashi ku kala saxeexday Beelaha Walaalaha ah ee Subeer AWDAL, Dhulbahante iyo Fiqi-shini, heshiiskaasi oo ah in Beelaha Dhulbahante iyo Fiqishini ay Codkooda siiyaan Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE.
Dhamaysnews.com/Hargeisa Office