DAAWO: 570 Saacadood Oo Beero-Qodis Ah Oo Laga Fulinayo M-jeex Iyo Gabiley + Sheekh Aadan-Siiro Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Mashruucan Oo Deeq Ah

Hargeysa (Dhamays) – Qaar ka mid ah Haweenka reer Somaliland ee deggan Dalalka Sucuudiga iyo Qadar, ayaa gargaar ku saabsan Xagga Qodista Beeraha ugu soo deeqay qaybo ka mid ah Beeralayda Somaliland.

Saacadaha Haweenkani ugu soo deeqeen Beeralayda Somaliland oo gaadhaya 570 Saacadood, ayaa waxay ugu talo-galeen inay ka faa’ideystaan Dadkii ay Abaaruhu Beeraha ka waxyeeleeyeen oo ka mid ah deegaannada Gobollada Maroodi-jeex iyo Gabiley.

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Reer Somaliland, isla-markaana lahaa Isku xidhka Hawshan ayaa faahfaahin ka bixiyey Cidda ka faa’ideysanaysa deeqdan Beero Qodista ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sheekha oo Arrimahaa ka hadlaya

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal