Hargeysa (Dhamays) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxar-diid (Caddaani), ayaa ka hadlay Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhawaan ka soo laabtay Magaalada Muqdisho isla-markaana lagu xidhay Hargeysa.
Wasiirka oo u warramay Idaacadda VOA, ayaa sheegay in Weriye Coldoon aanu ahayn Suxufi, laakiin uu yahay Siyaasi, sidaa darteed Sharciga la marinayo.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka oo Arrimo badan taabanaya