Hargeysa (Dhamays)- Cod Sir ah Oo Laga Duubay Eng, Faysal Cali Waraabe, Kaasi Oo Ku Saabsan Kala Xulashada Dhinaca Qaba'ilka Somaliland Waxana Hadaladiisii Ka mid ahaa, "Waxaanu Xooga Saarnay Afarta Reer Ee Aan Lahayn Musharax Iyo Guddomiye, Gaar ahaan, Habar-jeclo, Harti, Ciise Iyo Arab", Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.