“Cayda & Xaasidnimada Dad ku Tatama Inaynu Noqono…” Wasiir Koore

Hargeysa (Dhamays)- Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland oo ka Qayb Galay Xaflad lagu Abaalmarinaayay Shaqaalaha Shirkada Somcable Iyo Sogasho ayaa Si dadban ugu Jawaabay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.