WARAR

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Aaska qaran ee loo sameeyey marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka dhacay xabaalo ku yaalla badhtamaha caasimadda Hargeysa oo ay hore ugu Aasnaayeen waalidiintiisii, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay badiba madax-dhaqameedka Jamhuuriyadda Somaliland, garaaddo iyo madax-dhaqameed ka socday dalalka deriska ah, hoggaanka axsaabta qaranka, siyaasiyiin, xildhibaanno, aqoonyahan, haldoor kala duwan iyo kumannaan kamid ah shacabka reer Somaliland, waxana si ...

Read More »

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Xilliga La Bilaabaayo Kaadh Beddelka Iyo Bixinta Kaadhadhkii Lumay

Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabmayso kaadh bedelashada degmo ilaa degmo iyo fursad la siiyay dadkii ay kaadhadhku kalumeen. Guddoomiyaha Komiishanka doorashooyinka Somaliland Md. Cabdirashiid Riyo-RAAC waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta xarunta komiishanka doorashooyinka kula hadlayay qaar ka mid ah warbaahinta. Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa cayimay wakhtiga rasmiga ah ee ay ...

Read More »

Komishanka Doorashooyinka oo war ka soo saaray Qorsheyaasha Diyaar-garowga Qabsoomidda Doorashada

  Hargeysa (Dhamays)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday inay xaqiijin doonaan sidii doorashooyinka soo socda u dhici lahaayeen xasilooni, natiijooyinkuna noqdaan kuwo daahfurnaan, xor iyo xalaal ah, isla markaana bisha March ay bilaabin doonaan furitaanka goobaha codeynta goboladda iyo degmooyinka dalka, si loogu bixiyo kaadhadhka codeynta dadkii dhowaan is-diiwaangeliyey. Qoraal ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Eng Cabdirashiid Maxamuud ...

Read More »
Open chat
soo dhawoow walaal