Cali Khaliif Galaydh Oo Hargeysa Kula Kulmay Madaxweynaha Somaliland (Daawo Wareysi Uu bixiyey)

Hargeysa (Dhamays) – Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan Magaalada Hargeysa, ayaa Wareysi uu bixiyey ku sheegay Waxyaabaha uu kala kulmay Hargeysa.

Dr. Galaydh wuxuu sheegay inuu Hargeysa u yimid inuu ka dhoofo Madaarka Diyaaradaha ee Cigaal ee Magaalada Hargeysa, laakiin inta uu Magaalada ku sugan yahay uu arkay sida Magaalada oo ay wakhti hore ugu dambaysay ay u dhisantay iyo horumarka kala duwan ee ka tisqaaday.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal