“Cahuurta aanu idinka qaadno ayaanu Galinaynaa, Wixii naga xumaada ama naga yaraada, Dee walaalayaal hala kaabo” Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays)- Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa dib u bilaabay dhismihii waddada madaarka, ugu horeyn waxa halkaasi ka hadalay xoghayaha fulinta dawlada hoose, faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal