Hargeysa (DMG)- Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland ayaa farriin adag U diray xisbiyada qaranka iyo weliba siyaasiyiinta uu hungurigu ka hayo inay dalka hoggaamiyaan, waxana uu usoo jeediyey inay dadka iyo dalkaba uga tudhaan hadallada aan miisaamnayn oo ay isweydaarsanayaan, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.