Boqor Bad Madaw Oo maanta Xoriyadiisii Dib Loogu Soo Celiyay Sheegayna In Uu Soo Bandhigidoono Arimo Badan Oo Xaasaasi ah

Hargeysa (Dhamays)- Axmed Maxamed Xasan (Boqor Bad Madaw) oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa maanta xoriyadiisii dib loogu soo celiyey, ka dib markii uu mudo afar bilood ah sifo sharci daro ugu xidhnaa xarunta CIDda ee magaalada Hargaysa.

 

 

Boqor Badmadaw oo qaar kamid ah warbaahinta dalku kulan kooban la yeesheen ayaa waxa uu ka cudur daartay in uu wakhtigan wax tafaasiil ah ka bixiyo cidii ka danbaysay xadhigiisan gafka ah ee lagula kacay, balse waxa uu balan qaaday in uu mar dambe ka hadli doono xadhigaasi iyo arimo badan oo xaasaasi ah.

 

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal