Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Adam Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Adam-siira) oo Ka mid ah Culimada Waaweyn ee SDalka ayaa Si adag Uga Hadlay Arintii Dhawaan Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Pase-ka Milatari ee Imaaraadka Carabta Laga siiyay Berbera, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.