Hargeysa(dhamays)- Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Caliwaraabe) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid oo Shir Jaraaid ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa Siweyn ula hadlay islamarkaana Fariimo kla Duwan u diray Madaxweyne Muuse Biixi, Faahfaahinta Barnaamijkaasi halkan hoose ka Daawo.