Hoooyadii ayaa guriga kula nool.
Mudo ka dib ayay xaaskiisiina ay
Hooyadeed iyana qol ka so dajisay aqalka.
Way u roontay hooyadeed oo maalinwalba waxay u diyaarisaa qado LA mid ah ama kaba wanaagsan ta ay xaajigeeda u kariso.
Hase yeeshee sodohdeed way u daranty oo bariis cad iyo laxoox qarax ah bay gaar kaligeed ugu diyaarisaaa.
Xaajigu waxaa ma oga
Balse maalintiii danbe ayaaa laba caruura oo is Daba socda oo midba laba saxni oo isku daboolan uu sido ayaa isku jiidhay qolkii odayga hortiisa, qadadiii ayaa dhulka kaga dhacday
Sanqadhii ayuu Ku so kacay odaygiiiina.
Labadii saxni ee dhacay mid hilib shiilan oo macaan baa ka so dhacay midna bariis qaraxa
ODAYGIIII: Aabo hilibkan yaaad u wadeen?
CARUURTII: Aabo Ayeeyada HOOYO dhashay
ODAYGII: OO Bariiskan cadaanka ahna ?
CARUURTII: Waxa leh AYEEYADA AABO Dhashay
ODAYGII : oo cadho qaraqmay………Aaabo dhegaysta hilibka iyo bariiska cad labadaba
U geeya AYEEYDIIN AAABO
CARUURTIII: OO AYEEYO HOOYANA maxaan siinaaa???
ODAYGIIII: AABO Ayeeydiin hooyo Maanta Way
Qaday' saaaa !!!!!!!!
Waxbaaa ka dhacay saw maaaha meeshaaaa
Ilaaahoow dumarka qaarkood ha nagu so beegin… Aamiin Aamiin Aamiin………………..