Author Archives: Dhamays Media Group

Hal Abuur Ganacsi oo Guuleystay kana Hirgalay Dalalka Geeska Africa.

Hargeysa (DHN)- Shirkada dhaweeye oo kamid ah shirkadaha tobankii sano ee u dambeeyey laga aas aasay somaliland iyo dalalka jaarka la ah ayaa noqotay hormoodka fikradaha ganacsi ee guuleystay kuwaas oo ka hanaqaaday geeska africa. Sidoo kale shirkada dhaweeye ayaa noqotay mid adeegeedu bulshada somaliland ay ugu diirsadeen, taas oo noqotay in adeega shirkada dhaweeye uu si xawliya uga shaqeeyo ...

Read More »